Baxniintii 1:22 KQA

22 Markaasaa Fircoon wuxuu dadkiisii ku amray, oo ku yidhi, Wiil kasta oo dhasha waa inaad webiga ku tuurtaan, laakiinse gabadh kasta waa inaad badbaadisaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 1

arki Baxniintii 1:22 macnaha guud