Baxniintii 10:14 KQA

14 Kolkaasaa ayaxii dalkii Masar oo idil dul fuulay, oo wuxuu ku soo degay dalkii Masar oo dhan; wuxuuna ahaa ayax baas; hortiisna lama arag ayax saas oo kale ah, dabadiisna ma jiri doono kaas oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 10

arki Baxniintii 10:14 macnaha guud