Baxniintii 10:17 KQA

17 Haddaba waan ku baryayaaye, iga cafi dembigayga markan keliya, oo ii barya Rabbiga Ilaahiinna ah, inuu iga qaado dhimashadan keliya.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 10

arki Baxniintii 10:17 macnaha guud