Baxniintii 10:24 KQA

24 Markaasaa Fircoon Muuse u yeedhay oo wuxuu ku yidhi, Taga oo Rabbiga u adeega; laakiinse adhyihiinna iyo lo'diinnu ha joogeen; yaryarkiinnuse ha idin raaceen.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 10

arki Baxniintii 10:24 macnaha guud