Baxniintii 11:10 KQA

10 Muuse iyo Haaruunna cajaa'ibyadan oo dhan waxay ku sameeyeen Fircoon hortiisa; Rabbiguna waa sii qallafiyey qalbigii Fircoon oo isna ma uusan sii dayn reer binu Israa'iil inay dalkiisa ka baxaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 11

arki Baxniintii 11:10 macnaha guud