Baxniintii 11:2 KQA

2 Haddaba dadka dhegihiisa maqashii, oo nin waluba ha weyddiisto deriskiisa, naag walubana ha weyddiisato deriskeeda alaab lacag ah iyo alaab dahab ah.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 11

arki Baxniintii 11:2 macnaha guud