Baxniintii 11:5 KQA

5 oo curadyada dalka Masar jooga oo dhammu way wada dhiman doonaan, curadka Fircoon oo ku fadhiya carshigiisa, ilaa la gaadho curadka gabadha addoonta ah oo ka dambaysa dhagaxshiidka, iyo curadyada xoolaha oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 11

arki Baxniintii 11:5 macnaha guud