Baxniintii 12:19 KQA

19 Toddoba maalmood waa inaan guryihiinna khamiir laga helin; waayo, ku alla kii wax khamiir leh cuna, qofkaas waa laga gooyn doonaa shirka reer binu Israa'iil, hadduu yahay qariib iyo hadduu waddanka ku dhex dhashayba.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 12

arki Baxniintii 12:19 macnaha guud