Baxniintii 12:37 KQA

37 Oo reer binu Israa'iilna waxay ka sodcaaleen Racmeses oo waxay tageen Sukod, tiradooduna waxay ku dhowayd lix boqol oo kun oo nin oo lugaynaya oo aan carruurta lagu tirin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 12

arki Baxniintii 12:37 macnaha guud