Baxniintii 12:4 KQA

4 oo haddii qoys uusan wada qaadan karin wan, de markaas waa in isaga iyo deriskiisa oo ah kan qoyskiisa ku xiga ay mid wada qaataan oo ay u qaybsadaan sida tirada dadku tahay; nin walba sida cuntadiisu tahay waa inaad u tirisaan kalaqaybinta wanka.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 12

arki Baxniintii 12:4 macnaha guud