Baxniintii 13:14 KQA

14 Oo dabadeedto markii wiilkaagu wax ku weyddiiyo oo kugu yidhaahdo, Waxanu waa maxay? waa inaad ku tidhaahdaa isaga, Gacan xoog badan baa Rabbigu nagaga soo bixiyey Masar oo ahaa gurigii addoonsiga;

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 13

arki Baxniintii 13:14 macnaha guud