Baxniintii 13:16 KQA

16 Oo waxay kuu noqon doontaa calaamo gacantaada saaran, iyo wax ka laalaada indhahaaga dhexdooda; waayo, Rabbigu gacan xoog badan buu Masar nagaga soo bixiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 13

arki Baxniintii 13:16 macnaha guud