Baxniintii 13:3 KQA

3 Markaasaa Muuse wuxuu dadkii ku yidhi, Xusuusta maalintan aad Masar ka soo baxdeen, oo aad ka soo baxdeen gurigii addoonsiga; waayo, Rabbigu gacan xoog badan buu idinkaga soo bixiyey meeshan; waa inaan kibis khamiirsan la cunin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 13

arki Baxniintii 13:3 macnaha guud