Baxniintii 13:9 KQA

9 Oo waxay kuu noqon doontaa calaamo gacantaada saaran, iyo xusuus indhahaaga u dhaxaysa, in Rabbiga sharcigiisu afkaaga ku jiro; waayo, Rabbigu gacan xoog leh buu kaaga soo bixiyey dalkii Masar.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 13

arki Baxniintii 13:9 macnaha guud