Baxniintii 14:11 KQA

11 Oo waxay Muuse ku yidhaahdeen, War ma xabaalaan jirin Masar, oo sidaa aawadeed aad noogu soo kaxaysay cidlada inaannu ku dhimanno? Maxaad sidan noogu gashay oo aad Masar nooga soo saartay?

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 14

arki Baxniintii 14:11 macnaha guud