Baxniintii 14:24 KQA

24 Oo markii waagii beryay waxaa dhacday in Rabbigu ciidankii Masriyiinta ka dhex fiiriyey tiirkii dabka ahaa iyo kii daruurta ahaa, kolkaasuu kadeeday ciidankii Masriyiinta.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 14

arki Baxniintii 14:24 macnaha guud