Baxniintii 14:8 KQA

8 Markaasaa Rabbigu qallafiyey qalbigii boqorkii Masar oo Fircoon ahaa; kolkaasuu wuxuu raacdaystay reer binu Israa'iil; waayo, reer binu Israa'iil waxay ku bexeen gacan sarraysa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 14

arki Baxniintii 14:8 macnaha guud