Baxniintii 15:19 KQA

19 Waayo, Fircoon fardihiisii waxay baddii la galeen gaadhifardoodkiisii, iyo fardooleydiisii, oo Rabbigu biyihii badda ayuu dushooda ku soo celiyey; laakiinse reer binu Israa'iil waxay ku socdeen dhul engegan oo badda dhexdeeda ah.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 15

arki Baxniintii 15:19 macnaha guud