Baxniintii 15:2 KQA

2 Rabbigu waa xooggayga iyo gabaygayga, Oo isagu wuxuu noqday badbaadadayda. Kanu waa Ilaahay, oo anigu waan ammaani doonaa isaga; Waa Ilaahii aabbahay, aniguna waan sarraysiin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 15

arki Baxniintii 15:2 macnaha guud