Baxniintii 15:22 KQA

22 Markaasaa Muuse reer binu Israa'iil hore uga sii kexeeyey Badda Cas, oo waxay tageen cidlada Shuur la yidhaahdo; oo waxay cidlada ku dhex soconayeen saddex maalmood, oo biyona ma ay helin.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 15

arki Baxniintii 15:22 macnaha guud