Baxniintii 15:9 KQA

9 Oo cadowgii wuxuu yidhi, Anigu waan eryan doonaa, anigu waan gaadhi doonaa, boolida waan kala qaybin doonaa. Oo damacaygu waa ka dhergi doonaa iyaga; Oo seeftaydaan galka kala bixi doonaa, gacantayduna way baabbi'in doontaa iyaga.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 15

arki Baxniintii 15:9 macnaha guud