Baxniintii 16:16 KQA

16 Waxanu waa wixii Rabbigu idinku amray, Nin waluba ha ka gurto in cuntadiisa ugu filan, inta dadkiinna tiradiisu tahay, qofkiiba comer muggiis ha qaato, oo nin waluba inta teendhadiisa joogta ha u qayb qaado.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 16

arki Baxniintii 16:16 macnaha guud