Baxniintii 16:20 KQA

20 Habase yeeshee Muuse ma ay dhegaysan, laakiinse qaarkood baa wax ka reebay ilaa subaxdii, kolkaasaa dirxi galay, oo ay urtay. Markaasaa Muusena iyagii u cadhooday.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 16

arki Baxniintii 16:20 macnaha guud