Baxniintii 16:31 KQA

31 Oo reer binu Israa'iil waxay magaceedii u bixiyeen Maanna; oo waxay u caddayd sida midhaha koryander la yidhaahdo, waxayna u dhadhan ekayd sidii buskud malab lagu sameeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 16

arki Baxniintii 16:31 macnaha guud