Baxniintii 16:35 KQA

35 Oo reer binu Israa'iil waxay maannadii cunayeen afartan sannadood, ilaa ay yimaadeen dhul la deggan yahay. Waxay cuni jireen maannadii ilaa ay yimaadeen dalkii reer Kancaan xadkiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 16

arki Baxniintii 16:35 macnaha guud