Baxniintii 17:1 KQA

1 Oo markaasaa shirkii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay ka sodcaaleen cidlada Siin la yidhaahdo, oo waxay u socdeen sidii Rabbigu ku amray, kolkaasay waxay degeen meel la yidhaahdo Refiidiim; oo dadkuna ma ay haysan biyo ay cabbaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 17

arki Baxniintii 17:1 macnaha guud