Baxniintii 18:19 KQA

19 Haddaba bal i dhegayso oo waan kula talinayaaye, oo Ilaahna ha kula jiro. Adigu dadka daraaddiis Ilaah u dhowow, oo arrimahoodana Ilaah u keen.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 18

arki Baxniintii 18:19 macnaha guud