Baxniintii 18:25 KQA

25 Markaasaa Muuse wuxuu reer binu Israa'iil oo dhan ka doortay rag karti leh, oo wuxuu ka dhigay madaxdii dadka, oo ah kuwo kun kun u taliya, iyo kuwo boqol boqol u taliya, iyo kuwo konton konton u taliya, iyo kuwo toban toban u taliya.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 18

arki Baxniintii 18:25 macnaha guud