Baxniintii 19:3 KQA

3 Muusena kor buu ugu tegey Ilaah, markaasaa Rabbigu buurta uga yeedhay isagii, oo wuxuu ku yidhi, Yacquub reerkiisa waxaad ku tidhaahdaa sidan, reer binu Israa'iilna ku dheh,

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 19

arki Baxniintii 19:3 macnaha guud