Baxniintii 2:19 KQA

19 Markaasay waxay yidhaahdeen, Midkoo Masri ah ayaa naga samatabbixiyey gacantii adhijirrada, oo weliba biyuu noo dhaamiyey oo idaha isagaa noo waraabiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 2

arki Baxniintii 2:19 macnaha guud