Baxniintii 2:3 KQA

3 Oo markay in dambe qarin kari weyday, ayay waxay soo qaadday abxad caws duur ah, oo intay dhoobo iyo daamur ku malaastay ayay wiilkii ku ridday, oo waxay dhex gelisay duur webiga qarkiisa ka baxay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 2

arki Baxniintii 2:3 macnaha guud