Baxniintii 2:6 KQA

6 Markaasay furtay, oo waxay aragtay wiilkii; oo bal eeg, yarkii waa ooyay. Kolkaasay u naxariisatay, oo waxay tidhi, Kanu waa carruurtii Cibraaniyada midkood.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 2

arki Baxniintii 2:6 macnaha guud