Baxniintii 20:17 KQA

17 Waa inaanad damcin guriga deriskaaga, waa inaanad damcin naagta deriskaaga, ama addoonkiisa, ama addoontiisa, ama dibigiisa, ama dameerkiisa, ama waxa deriskaagu leeyahay oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 20

arki Baxniintii 20:17 macnaha guud