Baxniintii 21:19 KQA

19 kaasu hadduu mar kale sara kaco oo uu dibadda u baxo isagoo ushiisa ku tukubaya, markaas kii wax ku dhuftay eed ma leh, laakiinse waa inuu siiyaa wixii ka khasaaroobay intuu jiifay, waana inuu dhaqaaleeyo ilaa uu ka bogsado.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 21

arki Baxniintii 21:19 macnaha guud