Baxniintii 22:11 KQA

11 markaas waa in dhaartii Rabbiga la dhex dhigaa labadooda, si loo caddeeyo inuu fartiisa saaray xoolihii deriskiisa iyo in kale, oo kii lahaana waa inuu aqbalaa, oo waxbana loo magdhabi maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 22

arki Baxniintii 22:11 macnaha guud