Baxniintii 22:27 KQA

27 waayo, kaasu waa kan qudh ah oo uu isa saari jiray, oo waa dharkii uu huwan jiray, oo muxuu ku seexan doonaa? Oo waxaa dhici doonta in markuu ii qayshado, aan maqli doono, waayo, anigu waan raxmad badnahay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 22

arki Baxniintii 22:27 macnaha guud