Baxniintii 22:6 KQA

6 Haddii dab baxo, oo uu qodxanta qabsado, oo uu wada gubo xidhmooyinka sarreenka ah ama sarreenka weli baalka ku yaal, ama beerta oo dhan, markaas kii dabka shiday waa inuu magdhabaa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 22

arki Baxniintii 22:6 macnaha guud