Baxniintii 23:16 KQA

16 Oo waa inaad dhawrtaa Iiddii Beergoosadka oo ah midhihii ugu horreeyey hawshaada aad beerta ku abuurtay, iyo Iiddii Wax urursiga oo sannadda dhammaadkeeda ah, marka aad soo urursatid midhihii aad beerta ku hawshootay.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 23

arki Baxniintii 23:16 macnaha guud