Baxniintii 23:22 KQA

22 Laakiinse xaqiiqa haddaad codkeeda dhegaysatid, oo aad yeeshid kulli waxa aan ku hadlayo, de markaas waxaan noqon cadaawayaashaada cadowgooda, oo kuwa ku dhibana mid dhiba iyaga.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 23

arki Baxniintii 23:22 macnaha guud