Baxniintii 24:12 KQA

12 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Bal kaalay oo buurta ii soo fuul, oo halkaas iska joog; oo waxaan ku siinayaa looxyada dhagaxa ah, iyo sharcigii iyo qaynuunnadii aan qoray, inaad iyaga bartid.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 24

arki Baxniintii 24:12 macnaha guud