Baxniintii 25:31 KQA

31 Oo laambad waa inaad dahab saafi ah ka samaysaa, oo laambaddii waa in dahab laga tumaa, xataa salkeeda iyo usheeda dhexe, iyo koobabkeeda, iyo burooyinkeeda, iyo ubaxeeduba, waa inay isku waslad la ahaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 25

arki Baxniintii 25:31 macnaha guud