Baxniintii 27:1 KQA

1 Oo meesha allabariga waa inaad ka samaysaa qori qudhac ah, dhererkeedu shan dhudhun ha ahaado, ballaadhkeeduna shan dhudhun; oo meesha allabarigu afar geesood ha ahaado, oo sarajooggeeduna saddex dhudhun ha ahaado.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 27

arki Baxniintii 27:1 macnaha guud