Baxniintii 28:15 KQA

15 Oo waa inaad samaysaa laabgashi xukumaadeed, oo daabacna ha lagu sameeyo; oo waa inaad u samaysaa sida samaynta eefodka; waana inaad ka samaysaa dahab, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 28

arki Baxniintii 28:15 macnaha guud