Baxniintii 28:33 KQA

33 Oo khamiiska daraftiisa hoose waxaad u yeeshaa rummaanno oo ah buluug, iyo guduud, iyo casaan, oo ku wada wareeji daraftiisa hareeraheeda oo dhan; oo dawanno dahab ahna dhexdooda geli oo ku wareeji.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 28

arki Baxniintii 28:33 macnaha guud