Baxniintii 29:18 KQA

18 Oo wanka oo dhan waa inaad ku dul gubtaa meesha allabariga, waayo, waa qurbaan Rabbiga loo gubo; oo waa caraf udgoon oo waa qurbaan dab loogu sameeyo Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 29

arki Baxniintii 29:18 macnaha guud