Baxniintii 29:27 KQA

27 Oo waa inaad quduus ka dhigtaa sakaarka qurbaanka la ruxruxo, iyo bowdada qurbaanka sare loo qaado, oo la ruxruxo, oo sarena loo qaado, ee wanka quduuskadhigidda, xataa qaybta Haaruun iyo qaybta wiilashiisaba,

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 29

arki Baxniintii 29:27 macnaha guud