Baxniintii 29:37 KQA

37 Oo toddoba maalmood waa inaad meesha allabariga u kafaaro guddaa oo quduus ka dhigtaa, oo meesha allabarigu waa inay ugu wada quduusnaataa, oo wax kasta oo meesha allabariga taabtaa quduus wuu noqon doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 29

arki Baxniintii 29:37 macnaha guud