Baxniintii 30:34 KQA

34 Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Waxaad qaadataa uunsi udgoon oo ah istakte iyo onika iyo galbanum, iyagoo ah uunsi ay ku jirto beeyo saafi ah, oo miisaankooduna ha iswada le'ekaado.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 30

arki Baxniintii 30:34 macnaha guud