Baxniintii 31:14 KQA

14 Haddaba waa inaad dhawrtaan sabtida, waayo, waa idiin quduus, oo mid kasta oo ka dhiga wax aan quduus ahayn hubaal waa in la dilaa, waayo, ku alla kii maalintaas shaqeeya, de qofkaas waa in laga gooyaa dadkiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 31

arki Baxniintii 31:14 macnaha guud