Baxniintii 32:6 KQA

6 Markaasay subaxdii dambe aroor hore keceen, oo waxay bixiyeen qurbaanno la gubo, oo waxay keeneen qurbaanno nabaadiino, markaasay dadkii u fadhiisteen inay wax cunaan oo wax cabbaan, oo ay u keceen inay cayaaraan.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 32

arki Baxniintii 32:6 macnaha guud